TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
636
637
638
639
640
…
818
7656
/ 9811 POSTS
Shir 3-geesood ah oo Garowe uga furmay madaxda Puntland, TFG-da, & Ahlu-suna.
Oktoobar 16, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Oct 15, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Galkacyo. R/wasaare Gaas oo tafaasiil ka bixiyey kulan uu Muqdisho kula yeeshay Amb. Mahiga; Shir wadatashi ah oo Garowe ku dhex maray madaxda Puntland, dawlada federaalka ah & Ahlu-sunna; Dawlada hoose ee Galkacyo oo hawlo ka bilawday xaafada Garsoor; ciidanka amniga oo iyana ka hawlgalay koontaroolka koonfureed ee magaalada.
Oktoobar 15, 2011
Read More
War laga soo saaray xafiiska R/wasaare Gaas oo lagu sheegay in uu meel wanaagsan marayo qosrhii Roadmap.
Oktoobar 15, 2011
Read More
Shan nin oo maanta lagu dilay magaalada Qardho iyo xaalad kacsanaan ah oo haatan taagan.
Oktoobar 15, 2011
Read More
Lix ruux oo ku dhimatay shil baabuur oo ka dhacay Sin-ujiif, iyo dhaawac badan oo ka dhashay.
Oktoobar 15, 2011
Read More
Ciidamada amniga Puntland oo maanta si rasmi ah uga hawl bilaabay xaafadda Garsoor.
Oktoobar 15, 2011
Read More
Lix ruux oo ku dhimatay shil baabuur oo ka dhacay Sin-ujiif, iyo dhaawac badan oo ka dhashay.
Oktoobar 15, 2011
Read More
Goobo caafimaad oo lagu daryeelo hooyada iyo dhallaanka oo laga sameeyey xerayaha barakacayaasha ee xaaladda Wadajir Galkacyo.
Oktoobar 13, 2011
Read More
M/weynaha Puntland iyo wafti uu hoggaaminayo oo ka dhoofay Garowe, kuna sii jeeda Ingiriiska.
Oktoobar 13, 2011
Read More
Heshiis horudhac ah oo laga gaaray hurgumadii colaadeed ee gobolka Karkaar iyo shirweyne loo ballamay.
Oktoobar 12, 2011
Read More
Wafti uu hogaaminayo Gen. C/samad Cali Shire, M/weynaha ku xigeenka Puntland oo dalka dib ugu soo laabtay.
Oktoobar 12, 2011
Read More
Baahin: Arbaca, Oct 12, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Qorshe lagu balaarinayo dekedda oo ka bilawday Bossaso, uguna baaqay dadka degan agagaarka dekeddu in ay ka guuraan; Dad laga shakiyey oo lagu qabtay gobolka Sanaag; Col. Canshuur, taliyaha ciidanka daraawiishta ee gobolka Sanaag ayaan ka waraysanay; M/weyne Faroole oo tafaasiil ka bixiyey safar hawleed uu ugu kicitimay London, Britain.
Oktoobar 12, 2011
Read More
1
…
636
637
638
639
640
…
818
7656
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com