TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
638
639
640
641
642
…
818
7680
/ 9811 POSTS
Ciidamada dawladda federaalka iyo kuwa AMISOM oo maanta hawl-gallo ka bilaabay Muqdisho; sheegtayna qab-qabasho xubno Al-shabaab ah.
Oktoobar 8, 2011
Read More
Muqdisho oo maanta ay ka dhoofeen 125 arday oo ka mid ah kuwii helay deeqdii waxbarasho ee Turkiga.
Oktoobar 8, 2011
Read More
Dawladda Puntland oo sharraxaad dheer ka bixisay shixnadda gargaar ee uu wado markab ku soo xirtay dekedda Bossaso.
Oktoobar 6, 2011
Read More
Hawlihii caafimad ee dhakaatiirta ajaaniibta ah oo ka socda Garowe; dawladda oo kordhisay waqtiga joogitaanka dhakhaatiirta.
Oktoobar 6, 2011
Read More
Maamulka gobolka Gedo oo sheegay in ay dad u qabteen dilka guddoomiyihii hore ee Beled-xaawo.
Oktoobar 6, 2011
Read More
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo saraakiishii uu hoggaaminayey oo maanta kormeeray xeryaha ciidamada Puntland ee Galkacyo.
Oktoobar 6, 2011
Read More
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dawladda federaalka oo tababaranaysa diblamaasiyiin cusub.
Oktoobar 5, 2011
Read More
Baaxadda khasaarihii qaraxii shalay oo la sugay; cambaaraynta beesha caalamka oo sii kordhaysa.
Oktoobar 5, 2011
Read More
Baaxadda khasaarihii qaraxii shalay oo la sugay; cambaaraynta beesha caalamka oo sii kordhaysa.
Oktoobar 5, 2011
Read More
Waan-waan nabadeed oo lagu xallinayey xiisadihii colaadeed ee Karkaar oo meel waanagsan maraya.
Oktoobar 5, 2011
Read More
Dawladda federaalka oo ballan-qaaday in ay bannaanka u dhigayaan dadka qaba dhaawacyadii halista eek u waxyeeloobay qaraxii Muqdisho.
Oktoobar 5, 2011
Read More
Maxkamadda degmada Berbera oo maanta xukunno xarig ah ku ridday 7 nin oo burcad-badeed Soomaali ah.
Oktoobar 5, 2011
Read More
1
…
638
639
640
641
642
…
818
7680
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com