TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
637
638
639
640
641
…
818
7668
/ 9811 POSTS
Baahin: Salaasa, Oct 11, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Saraakiisha ciidanka dawlada federaalka ah ee hogaaminaya dagaallada Muqdisho oo sheegay in aan weli la gaarin hadafkii dagaalka; Al-shabaab oo sheegay in ay xeelad dagaal uga baxeen fariisimadoodii, dagaalkuna uu socon doono; Xukuumada R/wasaare Gaas oo shir ka yeeshay dagaaladii 48-kii ka dhacay Muqdisho & dooddii baarlamaanka ee xadaynta xeebta Somaliya.
Oktoobar 11, 2011
Read More
“Xilli kasta ayaa la filan karaa fidno iyo dagaal, annaga Siilaanyo nama xukumo, Somalilandna ma nihin” Garaad C/llaahi Cali Ciid.
Oktoobar 11, 2011
Read More
Golaha wasiirrada federaalka oo maanta shir aan caadi ahayn ku yeeshay Muqdisho, warbixin safareed dheerna ka dhagaystay R.wasaare Gaas, (War-saxaafadeed).
Oktoobar 11, 2011
Read More
“Waa muhiim in bulshadeenu fahmaan in garoomadu yihiin muraayadii dalka, ka qayb qaataan dayactirka garoomada Puntland” Wasiirka Duulista & Garoomada.
Oktoobar 11, 2011
Read More
Bannaanbaxa looga xunyahay qaraxii Talaadadi oo Muqdisho ka dhacay; Shariif iyo Gaas oo la hadlay bannaan-baxayaasha.
Oktoobar 10, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Oct 10, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. AMISOM & ciidanka dawlada federaalka ah oo hawlgallo ka fuliyey waqooyiga Muqdisho, dhulna kala wareegay Al-shabaab; Wasaarada waxbarashada ee Puntland oo daah-furtay sanduuq dhaqaale ee ardayda ka dhamaysta waxbarashada Dugsiyada Sare; Wasaarada Qorshaynta ee Puntland oo soo bandhigtay qorshe hagi doona mashaariicda horumarineed ee gobollada.
Oktoobar 10, 2011
Read More
Wasaaradda waxbarashada Puntland oo daah-furtay sanduuq dhaqaale ee ardayda ka dhamaysata waxbarashada dugsiyada sare ee Puntland.
Oktoobar 10, 2011
Read More
Guddoomiyaha guddiga ganacsatada Barkaaraha oo walaac ka muujiyey dib u hawl-galidda suuqa kaddib markii m/weyne Shariif ku dhawaaqay furitaankiisa.
Oktoobar 9, 2011
Read More
Taliyihii shalay lagu dhaawacay Bossaso oo xalay ku geeriyooday isbtitaalka Galkacyo, isla maantana la aasay.
Oktoobar 9, 2011
Read More
Baahin: Sabti, Oct 08, Weriye Bashir Nadaara ~ Daljir ~ Caabudwaaq. Taliyaha ciidanka qalabka-sida ee dawlada federaalka ah oo booqasho ku maraya gobolka Galgaduud; Ahlu-sunna oo maamul cusub uu magacaabay degmada Caabudwaaq; Prof Hilowle, madaxa Ahlu-sunna oo ku baaqay adkayn amni & iskaashi bulsheed.
Oktoobar 8, 2011
Read More
R/wasaare Gaas oo kulamo kala duwan la yeeshay R/wasaraha Ethiopia iyo M/weynaha dawlada deegaanka Soomaalida.
Oktoobar 8, 2011
Read More
M/weynaha Somaliland iyo wafti uu hoggaaminayo oo maanta booqasho ku yimid Laascaanood.
Oktoobar 8, 2011
Read More
1
…
637
638
639
640
641
…
818
7668
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com