TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
639
640
641
642
643
…
818
7692
/ 9811 POSTS
Baahin: Arbaca, Oct 05, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Duqa magaalada Muqdisho oo tafaasiil ka bixiyey baaxada khasaaraha qarixii xarunta Hargaha & Saamaha; Issimada & madaxda Puntland oo cambaareeyey qaraxii Muqdisho; dhimashada & dhaawaca oo sii kordhaya; Geeldoon, Gudd. guddiga nabadaynta ee colaadii Galgala oo sheegay in hawlaha nabadu ay sidii loogu talagalay u socdaan.
Oktoobar 5, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Oct 04, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Warbixin: Dadka ku dhintay qaraxii Muqdisho oo gaaraya 50 ruux; khasaaraha oo wali sii kordhaya; Dakhaatiirta cisbitaalka Madina oo aan ka waraysanay khasaaraha dhimaso & dhaawac ee uu sababay qaraxu; Xukuumada federaalka oo kulan deg deg ah ka yeelatay qaraxa is-miidaaminta ah; wasiirka warfaafinta oo la hadlay saxaafada; Ahlu-sunna & Al-shabaab oo ka hadlay dagaal ku dhex maray Dhuusamareeb.
Oktoobar 4, 2011
Read More
War saxaafadeed: Xukuumada federaalka ah oo cambaareyn iyo tacsi ka soo saartay qaraxii maanta ka dhacay dhismaha xarunta Hargaha & Saamaha, Muqdisho.
Oktoobar 4, 2011
Read More
Shir looga arrinsanayo samaynta santuukh kayd dhaqaale oo uu yeesho gobolka Nugaal oo maanta Garowe lagu qabtay.
Oktoobar 3, 2011
Read More
Laba haween Somali ah oo maxkamad lagu saaray Maraykanka, lagu eedeeyey in ay lacago u ururiyeen Al-shabaab.
Oktoobar 3, 2011
Read More
Ururka Al-shabaab oo xiray xarumaha shirkadaha Nationlink, Telecom & Dahabshiil ee koonfurta Soomaaliya.
Oktoobar 2, 2011
Read More
Baahin: Axad, Oct 02, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Mudanayaasha baarlamaanka federaalka ah oo ka dooday muran in dhawaale hareeyey xeebta dheer ee baylahda ah ee Somaliya; Laba ciidan oo ka tirsan ciidanka dawlada federaalka ah oo isku-rasaaseeyey Dharkaynley; sarkaal ku dhintay is-rasaasaynta; Dr. Cali C/llahi Warsame oo tafaasiil ka bixiyey dhakhaatiir ajaanib ah oo hawlo caafimaad ka bilaabaya Garowe & Bossaso.
Oktoobar 2, 2011
Read More
Xafiiska imtixaanaadka ee Puntland oo baahiyey tirada, magacyada & gobollada ay ka kala yimaadeen 55-ka arday ee ku guulaysatay deeqda waxbarasho ee Garowe.
Oktoobar 2, 2011
Read More
Wasaaradda Qorshaynta Puntland oo soo saaraysa sharci haga mashaariicda gargaarka iyo horumarinta ee laga fulinayo Puntland.
Oktoobar 2, 2011
Read More
Soomaaliya oo dhalleecaysay qafaalashada haweenay Faransiis ah iyo Kenya oo ka fakaraysa jawaabta munaasibka ah.
Oktoobar 2, 2011
Read More
Dhakhaatiir caafimaad oo hor leh oo maanta yimid Bossaso, bilaabayana adeegyo caafimaad oo lacag la?aan ah.
Oktoobar 2, 2011
Read More
Shirkii kooxda xiriirka caalamiga ah ee (I C G) oo magaalada Copenhegen lagu soo gabagabeeyay, lagana soo saaray qudubo muhiim ah.
Oktoobar 1, 2011
Read More
1
…
639
640
641
642
643
…
818
7692
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com