TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
641
642
643
644
645
…
818
7716
/ 9815 POSTS
Wasiiru-dawlaha dastuurka Puntland Prof. Jimcaale oo ka mid ah waftiga Puntland ee ka qaybgalaya shirka Copenhagen, kana waramay ajandayaashiisa.
Seteembar 29, 2011
Read More
Lix qof oo ku dhaawacantay iska-horimaad ka dhacay miyiga Karkaar; ciidamada dawladda oo kala dhex galay.
Seteembar 29, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Sept 29, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Puntland oo beeniyey musuqmaasuq in lagu sameeyey deeqdii waxbarasho ee Turkiga; Iska-horimaad laba beelood ku dhex maray deegaanka Rako, Bari; ciidamada dawlada Puntland oo kala dhex galay; Ururka dhallinyada Mudug ee Dudmudug oo martigaliyey shir lagaga hadlay amniga & hirgelinta heshiiskii Galkacyo.
Seteembar 29, 2011
Read More
Taliyihii qaybta bilayska gobolka Nugaal Col. Cismaan Xasan Cali Cuuke oo loo baddalay gobolka Bari.
Seteembar 29, 2011
Read More
Hal qof ku dhintay iyo afar kale oo ku dhaawacmay iska-hor-imaad daaq iyo deegaan la xiriira oo ka dhacay Karkaar.
Seteembar 28, 2011
Read More
Kulan lagu taageerayo shirka Khaatumo 2 ee lagu qaban doono Taleex oo maanta ka dhacay Buuhoodle.
Seteembar 28, 2011
Read More
Heshiiskii ay soo saareen issimadii dhex-dhaadinta ka waday dhacdadii Galkacyo oo maanta la kala saxiixday, loona sameeyey xaflad markhaati-galin ah.
Seteembar 27, 2011
Read More
Xukuumadda Denemark oo marti galinaysa shir looga hadlayo arrimaha Soomaliya.
Seteembar 27, 2011
Read More
Dhakhaatiirtii Turkiga ahayd ee muddada hawlaha caafimaad ka waday Puntland oo maanta Bossaso gaaray.
Seteembar 27, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Sept 27, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Issimada Puntland oo soo gunaanaday, saxiixayna heshiiskii colaadii Galkacyo; baaq & dardaaranna u jeediyey shacabka gobolka Mudug; Banaanbax looga cabanayo maaraynta imtixaanaadkii deeqda waxbarasho ee Turkiga oo ka dhacay Badhan, Sanaag; 1,000 askari oo ka tirsan ciidanka dawlada feredaalka ah oo tababar ugu soo xirmay gobolka Gedo.
Seteembar 27, 2011
Read More
Bannaanbax ashtako ah oo lagu dhaliilayo qaabkii imtixaan-qaadista oo Badhan ka dhacay.
Seteembar 27, 2011
Read More
Issimada Puntland oo socdaal-nabadeed ku tahay deegaanno badan oo gobolka Bari ka mid ah; sifo xal loogu helo colaaddii Kob-dhexaad.
Seteembar 27, 2011
Read More
1
…
641
642
643
644
645
…
818
7716
/ 9815 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com