TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
642
643
644
645
646
…
818
7728
/ 9815 POSTS
Xukuumadda federaalka ah oo magacawday guddi la shaqayn doona guddiga qabyo-qoraalka dastuurka.
Seteembar 26, 2011
Read More
“Qaadista & sixitaanka imtixaanaadka waxaa iska lahaa waftiga Turkiga …Sixitaanka imtixaanaadka waxaa loo fariistay 12:30-kii, waxaana ay soo saareen natiijada 7-dii fiidnimo.” Agaasimaha xafiiska …imtixaanaadka ee Puntland.
Seteembar 26, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Sept 26, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Wasaarada waxbarashada ee Puntland oo iska fogaysay musuqmaasuq lagu eedeeyey habka loo qaybiyey deeqda waxbarasho ee Turkiga; Wasiir ku xigeenada haweenka & caafimaadka oo la isku bedalay; taliska ciidanka bilayska oo iyana is-badel lagu sameeyey; M/weyne Shariif oo bogaadiyey kaalinta ciidanka qalabka sida.
Seteembar 26, 2011
Read More
R/wasaare Gaas oo beeniyey in waftiga dawlada Somaliya ay ka baxeen khudbadii M/weyne Ahmedinejad.
Seteembar 26, 2011
Read More
Baarlamaanka federaalka oo maanta cod aqlabiyad ah ku meelmariyey shuruuc lagu maaraynayo maaliyadda dalka.
Seteembar 26, 2011
Read More
“Waxaan maqlaa dilal qorshaysan, haddii la gartay inay qorshaysan yihiin, maxaa loo oggaan waayay cidda qorshaynaysa, waa arrin cajiib ah” Garaad C/llaahi Cali Ciid.
Seteembar 26, 2011
Read More
Baahin: Axad, Sept 25 ~ Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir Garowe. Issimada Puntland oo guddoomiyey 10 qodob oo heshiis ah ee colaadii Galkacyo; Suldaan Kawte oo tafaasiil ka bixiyey; Mudanayaasha baarlamaanka federaalka oo ka dooday maaraynta dakhliga & maaliyada dawlada; Xil. Gaarane ayaan ka waraysanay; Shirka Khaatumo II oo ka dhici doona Taleex, Sool; Garaad Saleebaan oo tafaasiil ka bixiyey.
Seteembar 25, 2011
Read More
Mudanayaasha baarlamaanka federaalka oo maanta ka doodaya shuruucda maaliyadeed ee dawladda.
Seteembar 25, 2011
Read More
M/weyne Faroole oo is-badel ku sameeyey taliska ciidanka bilayska ee Puntland.
Seteembar 25, 2011
Read More
Issimadii dhex-dhexaadinta xurgufihii Galkacyo oo soo saaray qoraal-heshiiseed ka kooban 10 qodob.
Seteembar 25, 2011
Read More
Shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen wasiirrada federaalka oo looga hadlay arrimo badan oo gargaar bini?aadanimo ka mid yahay.
Seteembar 24, 2011
Read More
Dhakhaatiir Turki ah oo adeegyo caafimaad ka fuliyey Galkacyo, qalitaanno indha ahna u sameeyey 300 oo qof.
Seteembar 24, 2011
Read More
1
…
642
643
644
645
646
…
818
7728
/ 9815 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com