TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
644
645
646
647
648
…
818
7752
/ 9811 POSTS
Baahin: Sabti, Sept 17, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Caabudwaaq. Maxkamada ciidanka qalabka-sida ee dawlada federaalka ah oo xukuno dil ah ku xukuntay askar falal-dambiyeed lagu soo oogay; “Gaalkacyo nabad la isku hallayn karo ayaa ka jirta, dagaal laga baqaana ma jiro” Garaad Shirwac; Ergo nabadeed hawlo ka bilaabay Caabudqaaq & deegaanka maaumulka Somalida Ethiopia; Garaad Guutaale ayaan ka waraysanay.
Seteembar 17, 2011
Read More
African Oil oo mashruuc Isbitaal ka fulinaysa degmada Ufeyn ee gobolka Bari.
Seteembar 17, 2011
Read More
?Ma ahan macquul, waana xad-dhaaf sida ay warbaahintu u xayaysiiso caanaha laga keeno dalka dibadiisa, waa in la xayaysiiyaa caanaha naaska hooyada? Dr. Cali C. Warsame.
Seteembar 15, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Sept 15, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Wafti ka socda EU-da & QM oo koormeeray madaarka Bander Qassim & Dekeda Bossaso; Dr. Cali C/llahi Warsame, wasiirka caafimaadka ee Puntland oo cabaareeyey xayaysiiska caanaha formulada ee dhallaanka; Bahda saxaafada oo cambaaraysay dhaawac dabley hubaysani ay u gaysteen weriye Xorriyo C/Qaadir.
Seteembar 15, 2011
Read More
Garsoore ka tirsanaa Maxkamadda Racfaanka oo maanta lagu dilay Bossaso.
Seteembar 14, 2011
Read More
Gabar Wariye ah oo caawa lagu dhaawacay magaalada Galkacyo; xaaladdeeda oo miyir-qab lagu tilmaamay.
Seteembar 14, 2011
Read More
Puntland oo beenisay eedayanta xildhibaanada gobollada Bay & Bakool.
Seteembar 14, 2011
Read More
R/wasaare Gaas oo ka qaybgalaya shirka sanadlaha ah ee Qaramada Midoobey.
Seteembar 12, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Sept 12, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Ciidanka dawlada federaalka ah oo dib u qabsaday Ceel-waaq; Kenya oo lagu eedeeyey faragelin ay ka wado gobolka Gedo; Gen. Ilkajiir oo tafaasiil ka bixiyey qorshaha horumarineed ee dawladaha hoose ee gobollada Puntland; Wasiirka warfaafinta ee Puntland oo tafaasiil ka bixiyey shir ay xukuumada ku gorfaysay amniga gobollada.
Seteembar 12, 2011
Read More
Xildhibaano ka soo jeeda gobollada Baay iyo Bakool oo eedeyn kulul u jeediyey Puntland.
Seteembar 12, 2011
Read More
Dhallinyarada Xilligan ka Tahriibaya Hargeysa oo Maraya Heerkii ugu Sarreeyey.
Seteembar 12, 2011
Read More
“Dagaalada soo noq-noqday ee Gedo waxaa sabab u ah xukuumada Kenya oo faragalin ba?an ku heysa gobolka” Kaliil, G. Gobolka Gedo.
Seteembar 12, 2011
Read More
1
…
644
645
646
647
648
…
818
7752
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com