TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
643
644
645
646
647
…
818
7740
/ 9811 POSTS
Xukuumada federaalka oo magacawday guddi farsamo ee dhaqangelinta Tubta La Tiigsanayo (Roadmap).
Seteembar 21, 2011
Read More
“Arrin argagixiso weeye, arrintii dadka lagu jarayeyna weeye …laakiin waxaan aad uga xumahay ummadda oo aan weli ku baraarugin” Afhayeenka baarlamaanka Puntland.
Seteembar 21, 2011
Read More
Madaxweyne Faroole oo la Kulmay Ganacsato Reer Puntland ah iyo Xildhibaano ka yimid Muqdisho.
Seteembar 20, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Sept 20, Weriye Xasan C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Gacan-ku-dhiigle hore u dilay Garsoore ka tirsanaan maxkamada darajada 1-aad ee Bossaso oo la qisaasay; Wasaarada gaashaandhigga ee dawlada federaalka ah oo sheegay in ay Al-shabaab weli ku sugan yihiin Muqdisho; Maxkamada sare ee dawlada federaalka ah oo ruqsad u siisay shirkada SKA maamulka madaarka Adam Cadde, Muqdisho.
Seteembar 20, 2011
Read More
“Waxaad qarsato waa ku qarsadaan” Dr. Dhagawayne, agaasimaha PAC oo baaq u diray dadka la nool HIV-AIDS.
Seteembar 19, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Sept 19, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Wasiirka gaashaandhiga ee Uganda oo booqday fariisimada ciidanka AMISOM ee Muqdisho; Dhakhaatiir & macallimiin ka socda dalka Turkiga oo ku soo wajahan Puntland; Taliyaha ciidanka bilayska ee Puntland oo ka qayb galay shir looga hadlay arrimaha burcad badeeda oo ka dhacay Seychelles.
Seteembar 19, 2011
Read More
Wasiir-ku-xigeenka waxbarashada Puntland oo bed qaba, kadib dhaawac ka soo gaaray shil baabuur.
Seteembar 19, 2011
Read More
Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka federaalka ah oo maanta yimid Garowe, si diirranna loo soo dhaweeyey.
Seteembar 18, 2011
Read More
Baahin: Axad, Sept 18, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Wafti ka kooban 10 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ah oo tafaasiil ka bixiyey safar halweed ay ku yimaadeen Puntland; Mashruuc byo & faya-dhawr isugu jira, soconna doona 4 sano oo ka bilawday Puntland; Juxa, wasiirka waxbarashda ee Puntland oo soo bandhigay deeqo waxbarasho oo ay ku deeqday dawlada Turkey.
Seteembar 18, 2011
Read More
Mashruuc biyaha iyo fayo-dhawr ah oo socon doona muddo afar sannadood ah oo laga bilaalay deegaannada Puntland.
Seteembar 18, 2011
Read More
Wasaaradda waxbarashada Puntland oo soo bandhigtay deeqo waxbarasho oo dibadeed.
Seteembar 18, 2011
Read More
“Gaalkacyo nabad la isku hallayn karo ayaa ka jirta, dagaal laga baqaana ma jiro” Garaad Shirwac.
Seteembar 17, 2011
Read More
1
…
643
644
645
646
647
…
818
7740
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com