TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
640
641
642
643
644
…
818
7704
/ 9811 POSTS
Baahin: Sabti, Oct 01, Weriye C/weli X. Cawke ~ Daljir ~ Caabudwaaq. Dufcadii 15-aad ee ardayda jaamacada Muqdisho, faraca Bossaso oo u fariistay imtixaanaadka sanawiga ah; Ku xigeenka guddoomiyaha gobolka Mudug oo ka dayriyey amniga gobolka, rajo xumana muujiyey; Saraakiisha ciidanka bilayska ee Puntland oo ka xog warramay isku-horimaad 2 ardaa ku dhex maray deegaanka Rako & Xumbays.
Oktoobar 1, 2011
Read More
Haweeney Faransiis ah oo lagu afduubtay meel loo dalxiistago oo u dhaw xadka Soomaaliya iyo Kenya.
Oktoobar 1, 2011
Read More
Xiriirka kubbada cagta qaaradda Afrika ee (CAF) oo macaluusha ka jirta Soomaaliya ugu deeqay $200 oo kun oo dollar.
Oktoobar 1, 2011
Read More
Xafiiska imtixaanaadka ee Puntland oo baahiyey tirada, magacyada & gobollada ay ka kala yimaadeen 55-ka arday ee ku guulaysatay deeqda waxbarasho.
Oktoobar 1, 2011
Read More
Burcad-badeed Soomaali ah oo siidaayey markab laga leeyahay dalka Gariigga oo muddo todobo bilood ah ay haysteen.
Oktoobar 1, 2011
Read More
“Haddii tartan furan lagu tilmaamay caddaalad darro, waa maxay caddaaladu? Xil. Saadiq Abshir Garaad.
Seteembar 30, 2011
Read More
Shirkii golaha wasiirrada federaalka oo looga dooday arrimo badan, laguna aqoonsaday golaha kumeel gaarka ah ee dalka Liibiya.
Seteembar 29, 2011
Read More
“Haddii tartan furan lagu tilmaamay caddaalad darro, waa maxay caddaaladu? Xildhibaano ka mid ah baarlamaanka Puntland.
Seteembar 29, 2011
Read More
Wasiiru-dawlaha dastuurka Puntland Prof. Jimcaale oo ka mid ah waftiga Puntland ee ka qaybgalaya shirka Copenhagen, kana waramay ajandayaashiisa.
Seteembar 29, 2011
Read More
Lix qof oo ku dhaawacantay iska-horimaad ka dhacay miyiga Karkaar; ciidamada dawladda oo kala dhex galay.
Seteembar 29, 2011
Read More
Baahin: Khamiis, Sept 29, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Puntland oo beeniyey musuqmaasuq in lagu sameeyey deeqdii waxbarasho ee Turkiga; Iska-horimaad laba beelood ku dhex maray deegaanka Rako, Bari; ciidamada dawlada Puntland oo kala dhex galay; Ururka dhallinyada Mudug ee Dudmudug oo martigaliyey shir lagaga hadlay amniga & hirgelinta heshiiskii Galkacyo.
Seteembar 29, 2011
Read More
Taliyihii qaybta bilayska gobolka Nugaal Col. Cismaan Xasan Cali Cuuke oo loo baddalay gobolka Bari.
Seteembar 29, 2011
Read More
1
…
640
641
642
643
644
…
818
7704
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com