TOP MENU
Wararka
Barnaamijyada
Ciyaaraha
Somalia News & Reports in English
MENU
MENU
RAADI
CAAWA & DALJIR
SAAKA & DUNIDA
XULASHADA DALJIR
MARTISOOR
MAANHADAL
ARDAA
WARKA FIIDNIMO
SHEEKO GAABAN
Category:
Uncategorized
1
…
635
636
637
638
639
…
818
7644
/ 9811 POSTS
Baahin: Arbaca, Oct 19, Weriye Axmed Jookar ~ Daljir ~ Bossaso. Mudanayaal ka tirsan baarlamaanka federaalka oo soo dhaweeyey soo gelintaanka ciidanka Kenya ee gudaha Somaliya; “Weligay ma arkin shicib dhan oo maalin la arko nin laga dilaayo oo aan ninna qabanaynin” Cadde Muuse, M/weynihii hore ee Puntland; Qarax ka dhacay Muqdisho; qof ku dhintay, tiro kale oo ku dhaawacantay.
Oktoobar 19, 2011
Read More
Maxkamadda darajada koobaad ee Nugaal oo dil ku xukuntay nin ka tirsanaa Alshabaab, dilalna Puntland ka gaystay.
Oktoobar 18, 2011
Read More
Kenya oo ciidamo ku daabulaysa Koonfurta Somalia, si ay u ugaarsato kooxihii afduubashada ka geaystay dalkeeda.
Oktoobar 18, 2011
Read More
Heshiis horudhaca oo laga gaaray dhexdhexaadintii beelihii ku dagaalamay dhawaan deegaanka Rako ee goblka Karkaar.
Oktoobar 18, 2011
Read More
Baaq-nabadeed oo ka soo baxay beesha Cali Jabraahiil, kuna aaddan colaaddii Kob-dhexaad iyo Igdhays.
Oktoobar 18, 2011
Read More
M/weyne Faroole oo la kulmay wasiirada arrimaha Afrika & horumarinta ee dalka Britain
Oktoobar 18, 2011
Read More
“Maraakiib jiriif ah oo wata qalab casri ah ayaa ku jirta xeebaha Puntland, waxna kama qaban karno anagu” Wasiirka kalluumaysiga PL Eng, Maxamed Faarax Aadan
Oktoobar 18, 2011
Read More
Baahin: Salaasa, Oct 18, Weriye Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Wasiirada arrimaha dibedda & gaashaandhiga ee Kenya oo Muqdisho kulamo kula yeeshay madaxda dawlada federaalka; Gen. Ilkajiir, wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland oo ka dayriyey dagaal-beeleedyada soo noqnoqda ee ka dhex dhaca beelaha Puntland; Maxkamada darajada 1-aad ee Garowe oo dil ku xukuntay C/llahi Cabdulle Iimaan oo qirtay in uu ka tirsan yahay Al-shabaab, gaystayna falal dil & dhaawac isugu jira.
Oktoobar 18, 2011
Read More
Wafti reer Puntland ah oo ku hawlan dhidibbo u adkaynta nabadda Gaalkacyo
Oktoobar 17, 2011
Read More
Baahin: Isniin, Oct 17, Weriye Maxamed C. Kooshin ~ Daljir ~ Garowe. Wasiirka gaashaandhiga ee dawlada federaalka oo sheegay in ay ku hanweyn yihiin in ay Al-shabaab kala wareegaan gobollada koonfurta oo dhan; Khaliif Ajaaayo, wasiirka cadaalada ee Puntland oo rajo ka muujiyey hirgelinta heshiiskii xaafada Garsoor ee Galkacyo; Eng. Maxamed F. Adam, wasiirka kalluumaysiga oo sheegay in Puntland aaany awood u lahayn is-caabinta maraakiibta jiriifka, kana dalbaday gacan bulshada caalamka.
Oktoobar 17, 2011
Read More
“Dadku waxay jeclaan lahaayeen in deeqaha mashaariic loogu beddelo” Duqa degamda Badhan
Oktoobar 17, 2011
Read More
Waftigii dawladda federaalka ee dhawrkii maalmood ee ugu dambeeyey ku sugnaa Puntland oo maanta Galkacyo ka dhoofay.
Oktoobar 16, 2011
Read More
1
…
635
636
637
638
639
…
818
7644
/ 9811 POSTS
© 2003 - 2020 Daljir™. Waa Hanti Gooni ah oo ha ku Xadgudbin. Optimised by
Newsgain
.
Type something and Enter
WP2Social Auto Publish
Powered By :
XYZScripts.com