Ceerigaabo: Fursad Shaqo NRC Booska ICLA (Xogaha, Caawinta & u-Qareemidda)

Ceerigaabo: Fursad Shaqo NRC Booska ICLA (Xogaha, Caawinta & u-Qareemidda)

Ceerigaabo – Fursadani waxay dhacaysaa 23 Abriil 2017.

Waa MUHIIM oo halkan RIIX si aad u buuxisid arjida ama foomka shaqo raajicinta, waana meesha kaliya oo laga buuxin karo

Markii aad foomka kore gashid, hubisid in jagadu tahay tii aad rabtay, fiiri dhanka midig kore iyo “Apply for position” oo khad cagaaran oo afar gees ah ku dhexjirta. Riix halkaas waana arjidii shaqada.

Farriin Muhiim ah: Shaqo-raajiciyuhu mareegta NRC oo kaliya ayuu arjida shaqada ka buuxin karaa iyo sida kor ku sharraxan. Email iyo arji qoran toona lama aqbali doono.

(Candidates can apply online by going through the ” VACANCIES” link at www.nrc.no
Email or Paper applications will not be considered)

Comments

comments

FAALLOOYIN