Dhusamareeb: Fursad Shaqo NRC – Xiriiriye (Liaison Officer, National Position)

Dhusamareeb: Fursad Shaqo NRC – Xiriiriye (Liaison Officer, National Position)

Dhuusamareeb – Fursaddu waxay dhacaysaa 24 Abriil 2017.

Waa MUHIIM oo halkan RIIX si aad u buuxisid foomka shaqo raajicinta, waana meesha kaliya oo laga buuxin karo

Markii aad foomka kore gashid, hubisid in jagadu tahay tii aad rabtay, fiiri dhanka midig kore iyo “Apply for position” oo khad cagaaran oo afar gees ah ku dhexjirta. Riix halkaas waana arjidii shaqada.

Farriin muhiim: Shaqo-raajiciyuhu mareegta NRC oo kaliya ayuu arjida shaqada ka buuxin karaa iyo sida kor ku sharraxan.

(Candidates can apply online by going through the ” VACANCIES” link at www.nrc.no
Email or Paper applications will not be considered)

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 0