Miro Macaan, Biyo Hooraya iyo Dalxiiska Ceelka Kalcad ee Deegaanka Cuun (sawirro)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Miro Macaan, Biyo Hooraya iyo Dalxiiska Ceelka Kalcad ee Deegaanka Cuun (sawirro)

Ceelka Kalcad waa ceel weyn oo ku yaal deegaanka Cuun ee gobolka Nugaal. Waa deegaan beereed qiyaastii 87 KM dhanka bariga kaga beegan magaalada Garoo

Ayanle Blakchai – “Second Class”: Hees “Dabaqadda 2aad” – Abwaan Ayaanle Blakchai (Minneapolis, USA)
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 40aad Xaawo Axmed (dhegayso)
Maxaa sababa kansarka gobolka Mudug ku soo badanaya (dhegayso Datoor Dhegacadde)

Ceelka Kalcad waa ceel weyn oo ku yaal deegaanka Cuun ee gobolka Nugaal. Waa deegaan beereed qiyaastii 87 KM dhanka bariga kaga beegan magaalada Garoowe.

Ceelku waa il dabiici ah oo ku wanaagsan dalxiiska iyo dabaasha, wuxuuna leeyahay ilo biyaha oo iska shubmaya, waxaana ku hareeraysan geedka Mayrada oo loo adeegsado samaynta darmooyinka aqal Soomaaliga lagu dhiso. Mayrada waxaa ka baxa miro loo yaqaan Cawaag oo xilliga xagaaga dadka iyo xayawaanka kaleba quutaan laguna tilmaamo sida timirtii oo kale.

Sawirro

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • radio daljir waa mahadsantihiib waxaa noosoo gudbisaan warar xaqiiqa ah iyo madadaalo waana kahelaa wararkiina

  • Mohamed Jama 7 years ago

    Waa arin lagu farxo arinta daljir soo tebisay waa xogaha loo baahan yahay in markasta lasoo tebiyo ee war laga dhigin dil Uun wanaagana LA sheego daljir guulayso

DISQUS: