Daacish/Al-Shabaab isa soo Dhiibay oo Bossaso lagu soo Bandhigay (dhegayso)

Daacish/Al-Shabaab isa soo Dhiibay oo Bossaso lagu soo Bandhigay (dhegayso)

Maamul Gobolk Bari iyo kan degmada iyo saraakiisha amniga ee gobolka ayaa Magaalada Boosaaso maanta waxa ay ku soo bandhigeen rag ka tirsanaa kooxda Daacish oo dhawaan isa soo dhiibay. Raggaan maanta Boosaaso lagu soo bandhigay ayaa waxa ay ahaayeen 8 nin, oo l yiri mar waxay ka tirsanaan jireen Al-Shabaab balse markii dambe ay ku biireen kooxda Dacish.

8 maxbuus ayaa lagu sheegay in ay ahaayeen saraakiil sare oo hadda ka tanaasulay fikradihii ay horay u aamninsanayeen sida ay Warbaahinta u sheegeen.

Hadaba ugu horeen waxaa goobta ka hadlay mid kamid ahaa kooxdii isa soo dhiibatay.

intaasi kabacdi waxaa iyana madasha ka hadlay Gudoomiyaha Maxakada Ciidamada Qalabka sida ee Puntland, Guddoomiyaha Gobolka Bari yuusuf, Maxamed Wacays Dhedo, Duqa dagmada Bosaaso, Yaasiin Mire, Waxaana hadaladoodii kamid ahaa:

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com