Daawo-Madaxweyne Farmaajo oo U Gacan Qaaday Askari Shacabka Ka Xigsadey

Daawo-Madaxweyne Farmaajo oo U Gacan Qaaday Askari Shacabka Ka Xigsadey

DAAWO Muuqaal madaxweyne Farmaajo oo dharbaaxyo kala daalay askari  ilaaladiisa kamid ah oo iskudayay inuu shacabka ka xigsado.

Allaahu akbarBal fiiri siduu madaxwaynuhu ucanaan tay askarigii damcey in uu Shacabka is ka xejiyo.Walaahey waa wax lala qiiroodo.Share garee si ay uga naxaan cadowga dowlada

Posted by Garyaqaan Abshir Daahir on Sunday, June 4, 2017

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso $1 Golis prepaid ah.

Qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga Golis, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]

FAALLOOYIN

Website 4
  • Axmed yussuf cabdi 3 weeks

    Aad ayaad u mahasan tihiin radio daljire runtii farmaajo waa madax weynihii ugu horeeye ee galgacayl ku abuura bulshadiisa xafadeena waxaa ka taageero wiil aan abti u ahay magaciisa waa Axmed c/laahi madey lakin doorashada kadib wuxuu ku af tirsaday farmajo wuxuu dhahaa magacaygu waa Axmed c/lahi farmajo sanadkiisu waa 4 jir waa arin aan la yabay

  • cabdisalaan ibrahim 3 weeks

    Aad iyo aad aya ugu mahadsan tihiin sxpayal daljir sida ficanee adkusoo mamusteen so gudbinta wararka kala duwan ee muhiimka ah

  • maxamed carsanyo 3 weeks

    waxaan aad iyo aad u mahad celinayaavsida wanaag san ee xusida mudan ee radiilo daljir wararka nagu soo tabisaan waad mahad santihiin saxibayal halkaa kasiiwada waa maxamed carsanyo

  • maxamed carssnyo 3 weeks

    waxaan ahay maxamed carsanyo waxaan ahay askari ku jira difaaca buuraha galgala waxaan taageer sanahay farmaajo lakin tageeradayda farmaajo ima oga oo savoir buu ku seexda Ana dhagax baan ku sexdaa meel ma wada yimaadasn labadan arin lakin waxaan ku farxi lahaa in madax waynuhu soo boqdo buraha gal gala oo uu in dhaga saaro wax kajira iyo baahida ciidamada markaas ayaan la jaan qaadi karnaa