Xidigaha Real Madrid oo Koobkii Ka Dejiyey Caasimadda Spain

Xidigaha Real Madrid oo Koobkii Ka Dejiyey Caasimadda Spain

Kooxda Kubada Cagta Real Madrid ayaa Gaartay Magaalada Madrid ee Casimada dalka Spain kadib Guushii weyneyd ee ay ka gaareen Kooxda Juventus oo ay kaga badiyeen 4-1.

Cayaartoyda iyo Maamulka Real Madrid ayaa Gaaray gelinkii dambe ee Maanta Magaalada Madrid iyaga oo Wata Guushii loogu Magacdaray La Duodecima ee ay ku qaadeen koobkii 12 aad ee Champions League.

Real Madrid ayaa Noqotey kooxdii koowaad ee difaacata laba Xili Cayaareed oo xili Cayaareed oo Xiriir ah koobka Champions League tan iyo Markii Magacaan loo bixiyey Sanadkii 1992 dii.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com