Daawo-Wasiir Maryam Qaasin Oo Dirtay Farriin Qiira Badan Oo Ku Aadan Xaaladda Abaarta

Daawo-Wasiir Maryam Qaasin Oo Dirtay Farriin Qiira Badan Oo Ku Aadan Xaaladda Abaarta

Wasiirada cusub ee dhanka gargaarka Marwo Maryam Qaasim ayaa fariin qiiro leh la wadaagtay dadka Soomaaliyeed saacado kadib markii ay golaha wasiirada codka kalsoonida ka heleen barlamaanka.
Maryam Qaasim oo lagu yaqaan damqasho iyo wax tar wanaagsan ayaa ka hadashay xaalada dalka gaar ahaan heerka ay gaarsiisan tahay abaarta Soomaaliya ka jirta.
DAAWO

 

https://www.youtube.com/watch?v=xWn7IixwJRU

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com