Dagaal Beeleed ka Dhacay Duleedka Afgooye (dhegayso)

HomeWararka

Dagaal Beeleed ka Dhacay Duleedka Afgooye (dhegayso)

inta laxaqiijiyay saddex qof ayaa ku dhintay halka ay ku dhaawacmeen 4 qof oo kale dagaal dhaxmaray saaka laba beelood oo wada dega inta u dhexaysa de

Garoowe oo roobsatay (dhegayso)
Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir oo howlgallo ku soo qabtay Rag ku eedaysan falal kala duwan.
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (dhegayso)

inta laxaqiijiyay saddex qof ayaa ku dhintay halka ay ku dhaawacmeen 4 qof oo kale dagaal dhaxmaray saaka laba beelood oo wada dega inta u dhexaysa degmooyinka Afgooye iyo Qoryooley.

Dagaalkan ayaa salka kuhaya dhul beereed ay isku haystaan dad ganacsato ah oo degaankaasi aad looga yaqaan taas oo sababtay in beelaha ay ganacsatadan ka soo jeedaan ay halkaasi ku dagaalamaan, waxaan Daljir arrimahaasi uga waramay Maxamed Cabdi Qadir oo kamid aha odayaasha deegaankaasi Qoryoole.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: