MAANSHAA ALLAAH: Abuukar Ducaysane waa 18 Jir Qoray 9 Buug (dhegayso)

Abuubakar Cabdulaahi Duceysane waa qoraa 18 sano ah wuxuu qoray sagaal buug oo isagu lee yahay wuxuu degmada boorama ee gobolka Awdal uga soo safray ka qaybgalka carwada bugaagta sanad laha ah ee Garoowe lagu qabto sanad walba oo dhacaysa 17 biishan, maalinta Isiinta ah ee bri ku beegan.

Abuubakar waxa uu soo bandhigi doonana qeyb ka mid ah bugaagtiisa uu qoray hadaba waxaa la kulantay abubakar wariyaheeena Garoowe, Xaawo Maxamed Axmed, warbxinta hoosena inooga diyaarisay.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com