Dhegaystayaal waa mar kale iyo taxanaha DAREEN oo todobaad walba Axadda iyo Jimcaha aad ka dhegaysataan FM-yada Radio Daljir iyo internetka ciwaanka aan ku leenahay ee daljir.com. Maanta waa DAREEN Taxanahiisa 8aad.
Hoos ka Dhegayso
barnaamijka dareen waa barnaamij xambaarsan qaymo badan bulshaduna ku xasuusankarto abaartii sima iyo saamayntey shacabka u geysatay
FAALLOOYIN & FALCELIN
barnaamijka dareen waa barnaamij xambaarsan qaymo badan bulshaduna ku xasuusankarto abaartii sima iyo saamayntey shacabka u geysatay