Hay’adda Maareynta Musiibooyinka iyo qataraha Deg degga ah ee ee Imaaraadka Carabta ayaa hada sheegtay in Nidaamyada difaaca cirka ee Imaaraadka Carabta ay qabteen gantaala lagu soo riday.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Imaaraadka Carabta ayaa iyana sheegtay in Difaaca cirka imaaraadka uu hadda la tacaalaya weerarka gantaala lagu soo weeraray.
wasaarada arrimaha gudaha ayaa tiri “Waxaan xaqiijinaynaa inaan diyaar unahay inaan ka jawaabno khatar kastaa oo nagu timaada”
imaaraadka Carabta ma sheegin cidda kuduushay ama ay ku edeynayaan inay ka dambeeyeen weerarkaan.
Daljir Media | Mohamed Koronto


COMMENTS