Dhaqanka Soomaaliyeed oo soo Dhaweeyey Natiijadii Shirkii London (dhegayso)

Dhaqanka Soomaaliyeed oo soo Dhaweeyey Natiijadii Shirkii London (dhegayso)

Odayaasha dhaqanka somaliyeed ayaa soo dhaweyeey shirkii arimaha somaliya ee looga hadlayeey ee kusoo dhamaaday Magaladda london.

Imaam Rashiid guura oo kamid ah odayaasha dhaqanka jubbaland ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo shirkaas ,isla markaana uu yahay shirka mid loo baahna.

Maxamed Lakiman oo ku sugan Xarunta daljir Garowe ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com