Shil Gaari Khasaarena Dhaliyey oo ka Dhacay Duleedka Koonfureed ee Boosaaso (dhegayso)

Duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa kadhacay shil gaari oo ay ku dhimatay haweeney ayna ku dhaawacmeen 11 qof oo kale.

Wararka ayaa sheegaya in shilkaani gaari uu yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari nooca xamuulka qaada ah iyo gaari bas ah oo ay la socdeen dad rakaab ah oo magaalada ka xagaabaxaayay .

Hadaba Taliyaha laanta nabad galyada wadooyinka Puntland maxamed faniin yuusu ayaa Radio daljir ugawaramay sida uu shilkan u dhacay.


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Shil Gaari Khasaarena Dhaliyey oo ka Dhacay Duleedka Koonfureed ee Boosaaso (dhegayso)”

  1. Alahaunaxaristo intikudhimatay intadhaawacana alaha caafiyo

  2. alah ha u naxaristo inta ku dhimaty inta dhawac ah alah ha u bogo dhayo aaamiiin

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com