Dhismaha Wadada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo oo Meel Wanaagsan Maraya (dhegayso)

Wadda Ceeldaahir iyo Cerigaabo ayaa waxaa uu usocdaa si habsami leh iyadoo guddiga howshan gacanta ku haysa ay sheegeen in waddo 45km lagu sameeyey dhagax tuur oo ka bilaabanaysa Ceeldaahir oo dhanka Koonfur Galbeed kaga aadan Bosaso ilaa iyo Midigale, wadadaan ayaa waxaa lagu dhisayaa iskaa wax u qabso.

General Cali Ismaaciil Maxamed Madaxa Howlgalinta mashruuca ayaa radio Daljir uga waramay sida shaqada usocoto.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com