Xildhibaano Ka Laabtay Mooshin Ay Ka Wadeen Madaxweynaha Hirshabeelle (dhegayso)

Xildhibaano Ka Laabtay Mooshin Ay Ka Wadeen Madaxweynaha Hirshabeelle (dhegayso)

Qaar kamid ah xildhibaanada maamulka HiirShabelle oo dhawaan ka keenay mooshin ka gudbiyay gudoonka baarlamaanka maamulkaas inay ka laabteen mooshinkoodi.

Xildhibaan Cumar Maxamed Cumar oo kamid ahaa mudanayaashi ka gudbiyay gudoonka ayaa Radio Daljir ushegay in sababta ay tahay kadib markii is hor istaag kusameeyay dib u eegis lagu Samayn lahaa dastuurka Maamulka HiirShabeelle.

Xildhibaanka ayaa sheegay in mudanayaal gaaraya 39 xildhibaan ay saxiixeen xilka qaadis lagu sameeyo Gudoonka, Zubeyr Shiikh Cabdi ayuu khadka telefoonka ugu waramay asagoo kusugan Jowhar.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com