Dugsiga Samatar Model (SMS) Bossaso iyo Xaflad Sannadeedka 1aad (Masawiro)

Dugsiga Samatar Model (SMS) Bossaso  iyo Xaflad Sannadeedka 1aad (Masawiro)

Dugsiga Samatar Model School (SMS) ee magaalada Bossaso oo la aasaasay sannadkii hore ee 2016 ayaa maanta waxa uu Bossaso ku qabtay xaflad sannad dugsiyeedkii 1aad ee ka soo wareegatay mudadii uu jiray dugsiga. Munaasabadda sannadguurada ayaa lagu soo bandhigay maaddooyinka kala duwan ee SM School.

Munaasibadda  waxaa ka qaybgalay wariye Xasan Heykal oo warbixintan ka diyaariyay.

Hoos ka dhegayso

     

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com