Falaanqayn: Maxaa Sababa in Badanaa Ardayda Jaamacadaha ka Qalinjabiyaa aanay Shaqo Helin?

HomeWararkaMaqaalo Kale

Falaanqayn: Maxaa Sababa in Badanaa Ardayda Jaamacadaha ka Qalinjabiyaa aanay Shaqo Helin?

Jaamacada faraha badan ee ku baahsan geyiga Soomaaliyeed sannad kasta waxaa ka qalinjabiya kumannaan arday, kuwaas oo inta badan haddana ka cawda in aanay helin shaqooyin, shaqo guud ama kuwa ay xirfadooda sanado soo barteen. Haddaba waa maxay sababtu? Aadan Shardi Axmed ayaa falaanqaynaya. Hoos kau dhagayso http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58faa35d070100606d305a45/Falanqayn_sababta+arday+badan+oo+Jaamacadaha+ka+baxaa+aanay+u+helin+shaqooyin.mp3

Maqaal: Macquul Matahay Muqdisho in laga Wareejiyo Caasimadda Somaaliya ?
Beeraleyda Puntland: Xaalka Beeraha iyo Qaylodhaanta Abuurka Sumaysan (dhegayso)
NAIROBI | Beelaha daga Gobalka Shabeellada hoose oo isugu yimid Shir aayo katashi ah | Warbixin

Jaamacada faraha badan ee ku baahsan geyiga Soomaaliyeed sannad kasta waxaa ka qalinjabiya kumannaan arday, kuwaas oo inta badan haddana ka cawda in aanay helin shaqooyin, shaqo guud ama kuwa ay xirfadooda sanado soo barteen. Haddaba waa maxay sababtu?

Aadan Shardi Axmed ayaa falaanqaynaya.

Hoos kau dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • abdirahman abdikadir ahmed 7 years ago

    Sababtu waxaa weeyeh ardayda oo aan ogalayn shaqooyinka hoose ama dhexe iyo shaqadii oonoqotay in la isku siiyo ma itaqanaa ani,inta badan ardaydu waxay wax ubartaan shaqo iyo shahaado hel ee uma bartaa adi shaqo abuuro,
    waxaan dhalinta ku talin lahaan naftii ku kalsoonaada shaqo abuurta idinkaa isku filane.

DISQUS: