Gudiga dib u dhiska isbitaalka Magalada Galkacyo Deeq lacageed oo dhamayd 60,000 (lixdan kun) oo dollar kala wareegay Ganasato Dagan Magalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari.
Lacagtaan ayay shirkaduhu ugu Tala galeen in dib loogu dhiso isbitaalka Guud ee magalada Galkayo oo burbur uu kasoo gaaray Qaraxyadii mataanahaa gaa ee lala beegsaday Xaruntii dowladii hoose ee Degmada Galkacyo.
DHEGAYSO
U dhaaf Halcelis