Ganacsatada Bossaso oo $60,000 ugu Deeqay Dhismaha Cisbitalka Gaalkacyo (dhegayso)

Gudiga dib u dhiska isbitaalka Magalada Galkacyo Deeq lacageed oo dhamayd 60,000 (lixdan kun) oo dollar kala wareegay Ganasato Dagan Magalada Bosaso ee xarunta Gobolka Bari.

Lacagtaan ayay shirkaduhu ugu Tala galeen in dib loogu dhiso isbitaalka Guud ee magalada Galkayo oo burbur uu kasoo gaaray Qaraxyadii mataanahaa gaa ee lala beegsaday Xaruntii dowladii hoose ee Degmada Galkacyo.

DHEGAYSO


Posted

in

by

Tags:

Comments

3 responses to “Ganacsatada Bossaso oo $60,000 ugu Deeqay Dhismaha Cisbitalka Gaalkacyo (dhegayso)”

  1. muuse

    aadbaa ugu waa ngsantihiin

  2. liibaan

    Hough aqoont

  3. Shirwa Abdisamed

    Asc Bahda Daljir Run Ahaantii Aad baaan u soo dhaweenayaaaa Ganacsatada Reer Bosaso oo lacag ugu deeqay isbitaalka Guuud eee Galkacyo waana arin kudayasho mudan
    0907412301

U Jawaab muuse Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com