Garoowe waxaa si rasmi ah uga furmay, shirka baahinta saadaasha roobabka Dayrta 2026 ee Puntland, waxaana soo agaasintay Xarunta Maaraynta Xogaha Khayraadka Biyaha iyo Dhulka DPL.
Shirka ayaa lagu soo bandhigay filashooyinka xilli roobaadka Dayrta, si bulshada loogi diyaar gareeyo xaaladaha kala geddisan ee ay xambaarsantahay dayrtani, loogana digo khataraha ka dhalan kara dayrta oo la filayo in ay noqoto dayr biyo badan iyo daadad leh. #PSCDDW_2026
#IMC_Puntland.

COMMENTS