Golaha Deegaanka Degmada Ufayn oo Guddoon Cusub Doortay (dhegayso)

Golaha Deegaanka Degmada Ufayn oo Guddoon Cusub Doortay (dhegayso)

Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Ufayn ee gobolka Bari ayaa maanta waxa ay soo doorteen gudoomiye iyo gudoomiye ku-xigeen cusub oo ay degmadaasi yeelan doonto kadib markii dhowaan ay xilkii ka qaadeen gudoomihii degmada, ku-xigeenkiisiina uu iscasiley.

Gudoomiye ku-xigeenka labaad ee gobolka Bari Axmed Xaaji oo waraysi siinayey Daljir ayaa waxa uu sheegay in doorashadu ay ku dhacday hanaan caddaalad ah oo dadka deegaanku bogaadiyeen iyaguna ay goob joog ka ahaayeen.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com