Ciidanka PSF Puntland oo Gobolka Haylaan Gaarsiiyey Raashin (dhegayso)

Ciidanka PSF Puntland oo Gobolka Haylaan Gaarsiiyey Raashin (dhegayso)

Ciidanka Amniga Puntland (PSF) iyo saraakiishooda hoggaamisa ayaa gaaray degmada Dhahar ee xarunta gobolka Hayland.

Ciidanku waxay deeq iskugu jirta daawo iyo biyo ah ugu deeqeen qoysaska danyarta ah ee degmada Dhahar iyo deegaanada hoostaga ee gobolka Haylaan, Puntland.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Maxamuud yare 7 years ago

    Waa waxa wanagsan iney ciidamadu ka war hayan shacabkooda guuleysta

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com