Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Meel Mariyey Taliyayaal Xilal Kala Duwan Loo Magacaabay

HomeWararka

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Meel Mariyey Taliyayaal Xilal Kala Duwan Loo Magacaabay

Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa akhrin iyo dhegaysiga warbixin kooban kadib meel mariyey saraakiil kala duwan ee loo magacaabay qaar kamid ah talisya

Xildhibaanad Fowziya Yuusuf Xaaji : ” Soomaliya Good ayaay galaysa hadii shaqsiyaad dano gaar ah wato la tageero ”(dhegayso)
Waa sidee dareenka ardayda reer Puntland ee imtixaanka shahaadiga (daawo)
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 27aad

Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa akhrin iyo dhegaysiga warbixin kooban kadib meel mariyey saraakiil kala duwan ee loo magacaabay qaar kamid ah talisyada ciidamada kala duwan ee Soomaaliya.

Hoos Ka AKHRISO Xilalka

Taliyaha Hay’ada sirdoonka qaranka iyo nabad sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo horay xilkan u soo qabtay.

Taliyaha guud ee ciidanka xooga dalka Soomaaliya Jen, Axmed Maxamed Jimcaale Cirfiid.

Abbaanduuulaha ciidanka xoogga dalka  Jen, Cabdullaahi Cali Caanood.

Dhanka kalena waxaa jira warar sheegaya in taliayaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed loo magacaabay Jen. Cabdixakiin Daahir Saciid Saacid.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: