Maamulka Degmada Caluula oo Ka Hadlay Mashaariic Laga Hirgeliyey Degmadaasi (DHEGAYSO)

Maamulka Degmada Caluula oo Ka Hadlay Mashaariic Laga Hirgeliyey Degmadaasi (DHEGAYSO)

Gudoomiyaha degmada Caluula ee gobolka Gardafuu mudane Cabdirisaaq Siciid Dool, oo maanta waraysi gaar ah siinayey Radio Daljir ayaa ka warbixiyey arrimaha horumarineed ee degmadaasi iyo mashaariic laga hirgeliyey.

Gudoomiye Dool ayaa ka hadlay mashaariic horumarineed oo degmada laga hirgeliyey, wax soo saarka kalluumaysiga iyo qaban qaabada dhismaha golaha deegaanka degmadaasi, waxaana waraystay Xasan Haykal.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com