Heestii Daahfur iyo Mashruuca Ballaarinta Dekedda Boosaaso (DAAWO)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Heestii Daahfur iyo Mashruuca Ballaarinta Dekedda Boosaaso (DAAWO)

HEESTA DAAHFUR WAA HEES KA TURJUMAYSA MASHRUUCA BALLAARINTA DEKEDDA BOOSAAS IYO MASHAARIICDA KALE EE PUNTLAND KA SOCDA, KUWAAS OO SALKA KU HAYA QORSHAYAASHA XUKUUMADDA UU HOGAAMIYO MADAXWEYNAHA PUNTLAND DR. CABDIWELI MAXAMED CALI GAAS EE KU AADAN HORUMARINTA KAABAYAASHA DHAQAALAHA PUNTLAND. DAAWASHO WACAN.

Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka 15 Nov 2019 – Taxanaha 34aad (dhegayso)
BADBAADO: Halista COVID ee Maanta &Kiisaskii udambeyay ee cudurka Covid-19 iyo tirada u dhintay oo gaaraysa 1,331.(Taxanaha 11aad | daawo)
Halista Bacda iyo Caagga iyo Hodnaanta Bulshada Soomaaliyeed

HEESTA DAAHFUR WAA HEES KA TURJUMAYSA MASHRUUCA BALLAARINTA DEKEDDA BOOSAAS IYO MASHAARIICDA KALE EE PUNTLAND KA SOCDA, KUWAAS OO SALKA KU HAYA QORSHAYAASHA XUKUUMADDA UU HOGAAMIYO MADAXWEYNAHA PUNTLAND DR. CABDIWELI MAXAMED CALI GAAS EE KU AADAN HORUMARINTA KAABAYAASHA DHAQAALAHA PUNTLAND.

DAAWASHO WACAN.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: