Ciidamada Kacaanka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan oo uhanjabay mareykanka iyo dalalka Carbeed ee gabaadka siiya ayaa yiri “Dalalka Carabta ee gabaadka iyo saldhigyada Siiyay mareykanka ayaan ka jaraynaa oo an duqeyn doonaa, Weerar kasta oo Mareykan nagu soo qaadana iyaga ayaan ka jari doona iyo saldhigyada uu dalalkooda kasameystay.”
Carabta oo badankooda ushaqeeya Yhda iyo mareykanka ayaay tani kunoqoneysaa naxdin kale.
Mohamed Koronto


COMMENTS