Iran oo sheegtay inay marna ka tanaasuleyn shuruudaheeda miiska wada hadalka waxaayna ka digtay inaan marinka Hormuz lagu sirmin ilaa la fuliya shuruudaheeda.
Guddoomiyaha Barlamaanka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran, Maxamed Qalibaaf oo golaha Baarlamaanka ka hadlay ayaa sheegay inaan Hormuz furnayn lana furi doonin ilaa Iran meel-mariso dhaqan-galka guud ahaan shuruudaha uyaala miiska wadahadalka.
Wuxuu ka digey in lagu sirmo rejo kasta oo laga qabo in tanaasul dhinaca shuruudaha ah ama furitaanka Hormuz ah Iran laga helo.
Mohamed Koronto


COMMENTS