Iran oo sheegtay inay jiraan dalal mareykanka ka cabsada oo si hoose iyaga ula hadla,

Iran oo sheegtay inay jiraan dalal mareykanka ka cabsada oo si hoose iyaga ula hadla,

Iran oo sheegtay inay jiraan dalal mareykanka ka cabsada oo si hoose iyaga ula hadla,

“Wadamo ayaa iyaga oo Mareykanka ka baqaya oo an codkooda kor uqaadi karin hoos noogu sheega inay na garab taagan yihiin, dalalkaas kuma dhiiran karaan inay cadeeyan oo la ogaada kuwaas ma madax banaan yihiin mise waa la haystayaal.” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee iran Masoud Pezeshkian ayaa sidaasi yidhi.

Wadankee kamid ah ayaad filaysaa kuwaas?

Daljir Media | Mohamed Koronto

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com