Sucuudiga oo ku cataabay Ingiriiska ayaa Garab weydiistay Boqortooyada Ingiriiska.

Sucuudiga oo ku cataabay Ingiriiska ayaa Garab weydiistay Boqortooyada Ingiriiska.

Boqortooyada Sucuudiga oo maara ula’ dagaalka ay la gashay Ansar-Allah ayaa garab iyo caawimo militari weydiisatay Ingiriiska si looga caawiyo dagaalka.

Dhaxal sugaha Boqortooyada Sucuudiga Maxamed bin Salmaan ayaa Ingiriiska ka codsaday inay siiyaan garab kalana qayb qaatan dagaalka.

Sucuudiga waxaa dhowaan dalab kaas oo kale ah ka diiday mareykanka.

Sucuudiga wuxuu la kulmay duqeymahii ugu badnaa dhowrkii casha ee ugu dambeeyay waxayna beegsadeen Ansar-Allah kaabayaasha wax soosaarka sida warshadaha shidaalka iyo saliidda kuwaas oo ay gaadhsiiyeen qasaarahii ugu badnaa abid taasi oo ay usii dheertahay cunaqabataynta dhoofkii shidaalka Sucuudiga ee ka gudbi jiray gacanka baabul mandab iyo badda cas.

Mohamed Koronto | Daljir Media

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com