Kooxda Kubadda Cagta ee Bari FC waa Horyaalka Puntland (dhegayso codad kaladuwan)

Kooxda kubadda cagta ee Bari Fc ayaa ku guulaysatey horyaalka kubadda cagta ee Puntland kadib markii ay galabta 5 iyo 1 kaga adkaatay kooxda SBC ee magaalada Garoowe.

Bari FC ayaa galabta u baahnayd saddex dhibcood si ay uga sara marto kooxda Garoowe City, waxaana ay sidaasi ku noqotay horyaalka Puntland kadib markii ay ku gulasatey goryaalkii ugu horreeyey ee loo qabtay 9 kooxood oo kamid ah kooxaha heerka 1aad ee Puntland.

Hoos ka dhegayso

 


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

2 responses to “Kooxda Kubadda Cagta ee Bari FC waa Horyaalka Puntland (dhegayso codad kaladuwan)”

  1. hambalyo hamblyo bari Fc waad uqalantaan guuul iyo hormar waafiyaan idiin rajaynayaa

U Jawaab Liibaan Qays Buri halceliska

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com