Kooxda Kubadda Cagta ee Bari FC waa Horyaalka Puntland (dhegayso codad kaladuwan)

HomeWararkaCiyaaraha

Kooxda Kubadda Cagta ee Bari FC waa Horyaalka Puntland (dhegayso codad kaladuwan)

Kooxda kubadda cagta ee Bari Fc ayaa ku guulaysatey horyaalka kubadda cagta ee Puntland kadib markii ay galabta 5 iyo 1 kaga adkaatay kooxda SBC ee ma

David Silva iyo Manchester City oo illaa iyo sannadka 2020 isku mataanaysan (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Kooxda kubadda cagta ee Bari Fc ayaa ku guulaysatey horyaalka kubadda cagta ee Puntland kadib markii ay galabta 5 iyo 1 kaga adkaatay kooxda SBC ee magaalada Garoowe.

Bari FC ayaa galabta u baahnayd saddex dhibcood si ay uga sara marto kooxda Garoowe City, waxaana ay sidaasi ku noqotay horyaalka Puntland kadib markii ay ku gulasatey goryaalkii ugu horreeyey ee loo qabtay 9 kooxood oo kamid ah kooxaha heerka 1aad ee Puntland.

Hoos ka dhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 2
DISQUS: