Madaxweyne Xaaf oo Cadaado u Magacaabay Caasimad Kumeelgaar ah

Madaxweyne Xaaf oo Cadaado u Magacaabay Caasimad Kumeelgaar ah

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf), ayaa magacaabay caasimadda KMG ee Maamulka Galmudug in ay noqoto Magaalada Cadaado.

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug, ayaa lagu magacaabay Caasimadda KMG ee Galmudug inay tahay Magaalada Cadaado.

AKHRISO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com