Madaxweyne Gaas oo $3.5 Milyan Wareejiyey Farriina u Diray Shacabka Puntland (dhegayso)

Madaxweyne Gaas oo $3.5 Milyan Wareejiyey Farriina u Diray Shacabka Puntland (dhegayso)

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta wareejiyey aduun lacageed oo gaaraya $3,500,000 (Saddex million iyo shan boqol oo kun) oo dowladdu ku maalgelinayso gegida diyaaradaha Garoowe iyo dhismaha wada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com