Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa waxa uu ka hadlay wada hadlaka Galmudug ay la yeelaneyso maamulada Puntland iyo Ahlusuna.
Waxa uu sheegay arrimaha dib-u-heshiisiinta iyo nabadgelyada in ay hada ugu culus tahay, balse wuxuu tilmaamay in ay ka shaqeynayaan arrimahaasi.
DHEGAYSO
COMMENTS