RW Khayre oo Ciidamo Boolis ah Tababar u soo Xiray (dhegayso)

HomeWararka

RW Khayre oo Ciidamo Boolis ah Tababar u soo Xiray (dhegayso)

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya   Xasan Cali Khayre, ayaa waxa uu Tababar u soo xiray Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya  oo is  kugu Jira Rag iyo dumar

Garoowe oo laga daahfuray ololaha tallaalka Cudurka Dabeysha & Vitamin A
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman (dhegayso)
Muhaajirin ku geeriyooday xeebaha dalka Libya

Ra’iisal Wasaaraha Somaliya   Xasan Cali Khayre, ayaa waxa uu Tababar u soo xiray Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya  oo is  kugu Jira Rag iyo dumar  kuwaas oo muda Tobabar uga socaday  Xarunta iskoolka Toobarada Ciidamada Booliska Janaraal kaahiye ee Magalada Muqdisho .

Tirada Ciidamada Booliska Soomaaliya oo tababarka loo  soo xiray ayaa  ah 50 Askari oo Boolis ah kuwaas oo loogu talagalay Xasilinta Amaanka Magaalada Muqdisho .

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: