Madaxweynaha Galmudug oo ka Hadlay Wadahadalada Galmudug iyo Ahlusuna (dhegayso)

Madaxweynaha Galmudug oo ka Hadlay Wadahadalada Galmudug iyo Ahlusuna (dhegayso)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa waxa uu ka hadlay wada hadlaka Galmudug ay la yeelaneyso maamulada Puntland iyo Ahlusuna.

Waxa uu sheegay arrimaha dib-u-heshiisiinta iyo nabadgelyada in ay hada ugu culus tahay, balse wuxuu tilmaamay in ay ka shaqeynayaan arrimahaasi.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com