Madaxweynaha Hirshabeelle oo Isbedel Ku Sameeyey Maamulkii Gobolka Shabeellaha Dhexe

HomeWararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Isbedel Ku Sameeyey Maamulkii Gobolka Shabeellaha Dhexe

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa maanta is badal Balaaran ku sameeyay Dhamaan Mas’uuliyiintii Gobalka Shabeelaha Dhexe

Hoggaamiyeyashii hore ee dalka iyo Siyaasiyiin kale oo shir ku yeeshay Istanbul
Agaasimihii Hay’adda Sirdoonka Qaranka (NISA) oo iscasilay (akhriso)
Abwaan Cabdirashid oo maray jidkii Faarax Cabduqaadir iyo Gaas oo wada abaabul horleh

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa maanta is badal Balaaran ku sameeyay Dhamaan Mas’uuliyiintii Gobalka Shabeelaha Dhexe oo hore Gudoomiye Cusub loogu magaacabay.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa Xilkii looga qaaday Dhamaan gudoomiye ku xigeenadii Gobalka iyo Maamulka Degmada Jowhar Dhamaantiis waxaana la magacaabay Kuwa kale oo cusub.

Hoos ka aqriso Magacyada iyo Xilalka.

  • Maxamed Cabdi Sheekh Nuuni guddoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasada gobolka Sh/dhexe.
  • Nuur Maxamed Absuge guddoomiye ku xigeenka amniga.
  • Cabdullaahi Sheekh Yusuf Caloof guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada gobolka Sh/dhexe.

Maamulka degmada Jowhar

Cismaan Maxamed Muqtaar(Baarey) Guddoomiyaha degmada Jowhar.

Abshir Caddow Hiraabe   gudoomiye ku xigeenka arrimaha Siyaasadda.

Saalax Maxamed Xasan     guddoomiye ku xigeenka arrimaha amniga.

Ismaaciil Warsame Faarax   guddoomiye ku xigeenka Maaliyadda

Jibriil Xaraare Maxamuud     guddoomiye ku xigeenka Bulshada.

Cabdulaahi Muxidiin Xuseen Xoghayaha dowlada  Hoose.

Saalax Muudey Cali   duqa magaalada Jowhar

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: