Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Booqday Baraawe

Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya oo ay weheliyaan Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose, iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Masar ayaa booqasho ku tagay xarunta Madaxtooyada Cusub ee Maamulkaasi ee Baraawe, dekada iyo halka laga dhisayo garoonka Baraawe oo ay qabanqaabada dhismihiisu socoto.

Warbixintan waxaa noo soo diray wariye Cabdiqaadir Yuusuf Irshaad


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com