Wasiirka Amniga Qaranka oo Baaq u Diray Dhallinta Al-Shabaab Marin-habaabisay

Wasiirka Amniga Qaranka oo Baaq u Diray Dhallinta Al-Shabaab Marin-habaabisay

Wasiirka Amniga Qaranka oo kormeeray qaar kamid ah saldhigyada Degmooyinka Gobolka Banaadir isaga oo ugu baaqay dhalinyarada ay marin habaabiyeen Alshabaab inay ka faa’iidaystaan cafiska Madaxweyne Farmaajo.

Warbixintan waxaa muqdisho nooga soo diray wariye Cabdiqaadir Yuusuf Irshaad

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com