Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa booqasho ku tegay deegaanka Heema ee degmada Gaalkacyo, halkaasi oo uu kulan kula qaatay Culimaa’udiinka , Dhaqanka iyo maamulka deegaanka Heema.
COMMENTS